Soomaalia; caana daatay waa la daba qabtaa!Marka ugu horraysa, waxaan marnaba macquul ahayn in ummadi baaba'do iyadoo aanay jirin sababo arrintaas keenay. Dhacdooyinka ummadaha la soo dersa waa wax ku yimid maamul iyo maarayn Alle. Ilaahay wuxuu Quraanka inoogu sheegay in aanu Isagu beddelin xaalad ay ummadi ku sugnayd, ilaa ay iyadu, ummaddaasu is beddesho. |
| Taariikhda www.ururshe.com lagu daabacatay:11 Jun 2007 | |