Wiilashii Lumay!!!!

Wiilashii Soomaalida qurbaha ku nool u soo kici lahaa oo intoodii badnayd ay jiho khaldan afka saareen, Tusaale wax u noqda waayay, Aakhiro iyo Aduunba seegay, oo asaagood ka haray, deetana marxalad khatar ah uga sii gudbay!!!.

Qurbaha waxaa la is lahaa wanaag iyo waxbarasho iyo Cilmi baa laga kororsanayaa, laakiin ma waxaan moodnay, mise wuxuu noqday, mise wixii qof caqli leh la gudboon? Midba? u dheh Raagaa in yar oo tusaale ah kaa siinayee. Halkanna ka fiirso. ( http://www.ururshe.com/lumay.php )



«Ra'yiga qoraalku ma tusayo kan Ururshe.com, Waxaana mas'uul ka ah qoraaga ku qoran.»
Cinwaanka qoraalkan: «Wiilashii Lumay!!!!» Taariikhda www.ururshe.com lagu daabacatay:26 Feb 2008