 |
|
 |
| |
|
Ururshe.com (.net) |
|
| « January 2010
|
| Mon
| Tue
| Wed
| Thu
| Fri
| Sat
| Sun
| | | 1 | 2 | 3 | | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | |
|
|
|
|
Ururshe.com, hoyga jaaliyadda soomaaliyeed ee UK oo dhismihiisu gabagabo ku dhawyahay ayaa waxaa la ogaysiinayaa dhamaan Mutacallimiinta ka qayb qaadan karta soo saaridda wax Jaaliyadda anfac u leh si loo soo daabaco.
fadlan haday horumarka Jaaliyaddaada danu kaa hayso u hur qayb ka mida waqtigaaga oo u soo gudbi dadkaaga waxa rabbi kuugu dhiibay.
Waqtiga aan u hayno diiwaan galinta qoraayadu waa maxduud, sidaa awgeed dhamaan daneeyayaasha waxaan ka codsanaynaa inay mudo hal usbuuc gudihiisa isku soo gudbiyaan, iyagoo sharxaya waxa ay ka qayb qaadan karaan si maamulku u habeeyo qoraayaasha una kala agaasimo. e-mail u soo dir maamule@ururshe.com.
Rabbi rajada aan Ururshe.com ka leenahay mid ka sii fiican ha na haleelsiiyo.
Afeef:
|
Qoraalada oo dhan waxaa lagu soo daabacay niyad fiican, kamana nihin mas'uul (sharci ahaan) saxnaantooda ama waxa ka dhasha Isticmaalkooda. Mas'uuliyadda qoraal kasta waxaa iska leh oo loo raacanayaa qoraaga magiciisu la socdo.
|
|
|
|
| . RSS
|
Waxay qaadatay
0.12349 ilbiriqsi.
Codsiyada kaydka:
6
|
| |
|
 |
|
 |