« January 2010
Mon Tue Wed Thu Fri Sat Sun
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
 
Wararkii ugu danbeeyay

Wednesday, 17 Oct 2007

Qore: maamule / Qaybta: diini, Qisooyin, maqaal, dhamaan

....labo dumar ah oo haysta labadoodii wiil oo uu Yay u yimid, lana tagay middood wiilkeedii, markaas ayay ku tiri saaxiibadeed: wuxuu qaatay wiilkaagii. Tii kalena waxay tiri: mayee wiilkaagii ayuu la tagay. Markaa ayay u gar dhigteen Nabi Daawuud (cs), markaas ayuu ......

Sii akhri..... / Hortaa la akhriyay: 1173 jeer.
17 Oct 2007

Wednesday, 10 Oct 2007

Qore: maamule / Qaybta: diini, Qisooyin, maqaal, dhamaan

...ka codsaday qaar reer Banii Israa’iil ah in uu daymiyo kun Diinaar, markaasuu ku yiri: markhaantiyaal ii keen, markasuu yiri: Alle ayaa markhaati ku filan, markaasuu yiri: kafiil ii keen, markaasuu ku jawaabay Alle ayaa kafiil ku filan, markaasuu ku yiri: waa runtaa, kunkiina wuu siiyay, muddo go’anna waa u qabtay. Ninkii wuxuu ku safray badda, hawshiisiina waa.........

Sii akhri..... / Hortaa la akhriyay: 807 jeer.
10 Oct 2007

Saturday, 29 Sep 2007

Qore: maamule / Qaybta: diini, Qisooyin, maqaal, jaaliyadda, dhamaan

...nin yiri: (wallaahi in aan Alle u dhaafayn hebel, Ilaahayna wuxuu yiri: (waa kuma kan igu dhaartay in aanan hebel u dhaafayn, waan u dhaafay hebel, adigana camalkaagii.....

Sii akhri..... / Hortaa la akhriyay: 546 jeer.
29 Sep 2007

Tuesday, 25 Sep 2007

Qore: maamule / Qaybta: diini, Qisooyin, maqaal, jaaliyadda, dhamaan

...Wuu tukanayay, markaas ayay u timid hooyadi, wayna u dhawaaqday, markaas ayuu is yiri: ma ajiibaa mise waa tukadaa?, markaas ayay tiri: Ilaahoow ha dilin ilaa aad....

Sii akhri..... / Hortaa la akhriyay: 1410 jeer.
25 Sep 2007

Saturday, 25 Aug 2007

Qore: maamule / Qaybta: diini, Qisooyin, maqaal, jaaliyadda, dhamaan

"Wallee caawa waxaan isu marayaa todobaatan xaas oo mid waliba qaaddo wiil fardooley ah oo jidka Ilaahay ku jihaada. Saaxiibki ayaa markaa yiri: In shaa’ Allaahu, mana oran (Suleymaan). Dumarkii wax uur ah ..."

Sii akhri..... / Hortaa la akhriyay: 1332 jeer.
25 Aug 2007

Thursday, 23 Aug 2007

Qore: maamule / Qaybta: diini, Qisooyin, maqaal, dhamaan

"Waxaan xusuustay Nabi Nabiyaasha ka mid ah oo ciidan tolkiis ah la siiyay, markaasuu yiri: yaa u dhigma kuwaan? Ama yaa hor istaagi kara kuwaan ama hadal la mid ah".......

Sii akhri..... / Hortaa la akhriyay: 1025 jeer.
23 Aug 2007

Monday, 20 Aug 2007

Qore: maamule / Qaybta: diini, Qisooyin, maqaal, jaaliyadda, dhamaan

"Muuse wuxuu ahaa nin xishood iyo is astur badan oo aan jirkiisa waxba ka muuqan xishood darti, markaasay dhibeen qaar reer Banii Israa’iil ah oo waxay dheheen : wax kale isu asturi maayo ee maqaarka ayuu ceeb ku leeyahay : baras ama sheelo ama aafo kale"

Sii akhri..... / Hortaa la akhriyay: 772 jeer.
20 Aug 2007

1 2 3 >



. RSS Waxay qaadatay 0.10286 ilbiriqsi. 
Codsiyada kaydka: 4


 
Maamulka  
Gal booskaaga
Soo dir fayl
 
Maxaa Cusub  
Xayaysiiso  

affiliate_link

visit this site

Design ©        www.ururshe.com