 |
|
 |
| |
|
Ururshe.com (.net) |
|
| « January 2010
|
| Mon
| Tue
| Wed
| Thu
| Fri
| Sat
| Sun
| | | 1 | 2 | 3 | | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | |
|
|
|
|
....labo dumar ah oo haysta labadoodii wiil oo uu Yay u yimid, lana tagay middood wiilkeedii, markaas ayay ku tiri saaxiibadeed: wuxuu qaatay wiilkaagii. Tii kalena waxay tiri: mayee wiilkaagii ayuu la tagay. Markaa ayay u gar dhigteen Nabi Daawuud (cs), markaas ayuu ......
17 Oct 2007
...ka codsaday qaar reer Banii Israa’iil ah in uu daymiyo kun Diinaar, markaasuu ku yiri: markhaantiyaal ii keen, markasuu yiri: Alle ayaa markhaati ku filan, markaasuu yiri: kafiil ii keen, markaasuu ku jawaabay Alle ayaa kafiil ku filan, markaasuu ku yiri: waa runtaa, kunkiina wuu siiyay, muddo go’anna waa u qabtay. Ninkii wuxuu ku safray badda, hawshiisiina waa.........
10 Oct 2007
...nin yiri: (wallaahi in aan Alle u dhaafayn hebel, Ilaahayna wuxuu yiri: (waa kuma kan igu dhaartay in aanan hebel u dhaafayn, waan u dhaafay hebel, adigana camalkaagii.....
29 Sep 2007
...Wuu tukanayay, markaas ayay u timid hooyadi, wayna u dhawaaqday, markaas ayuu is yiri: ma ajiibaa mise waa tukadaa?, markaas ayay tiri: Ilaahoow ha dilin ilaa aad....
25 Sep 2007
"Wallee caawa waxaan isu marayaa todobaatan xaas oo mid waliba qaaddo wiil fardooley ah oo jidka Ilaahay ku jihaada. Saaxiibki ayaa markaa yiri: In shaa’ Allaahu, mana oran (Suleymaan). Dumarkii wax uur ah ..."
25 Aug 2007
"Waxaan xusuustay Nabi Nabiyaasha ka mid ah oo ciidan tolkiis ah la siiyay, markaasuu yiri: yaa u dhigma kuwaan? Ama yaa hor istaagi kara kuwaan ama hadal la mid ah".......
23 Aug 2007
"Muuse wuxuu ahaa nin xishood iyo is astur badan oo aan jirkiisa waxba ka muuqan xishood darti, markaasay dhibeen qaar reer Banii Israa’iil ah oo waxay dheheen : wax kale isu asturi maayo ee maqaarka ayuu ceeb ku leeyahay : baras ama sheelo ama aafo kale"
20 Aug 2007 1 2 3 >
|
|
|
| . RSS
|
Waxay qaadatay
0.10032 ilbiriqsi.
Codsiyada kaydka:
4
|
| |
|
 |
|
 |
|
|