« January 2010
Mon Tue Wed Thu Fri Sat Sun
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
 
Qaybaha

Tuesday, 26 Aug 2008

Qore: maamule / Qaybta: diini, muxaadaro, Qisooyin, maqaal, jaaliyadda, caruur, dhamaan

---Boqor reer Banii Israa’iil ah ayaa qabtay nin, wuxuuna doorransiiyay: in uu khamro cabbo ama uu wiil yar dilo ama uu sinaysto ama uu hilib doofaar cuno, haddii uu diidana ay dilaan, markaas ayuu doortay .........

Sii akhri..... / Hortaa la akhriyay: 870 jeer.
26 Aug 2008

Tuesday, 29 Jul 2008

Qore: maamule / Qaybta: muxaadaro, Qisooyin, maqaal, xaqarday, jaaliyadda, caruur, haween, rag, dhallin, dhamaan

Bulshada Soomaalidu aad ayay u maamuustaa una qadarisaa gabdhaha, waxayna aad iyo aad uga hormariyaan wiilasha marka laga reebo dhinacyo kooban. Waxyaabaha tusinaya qadarinta dheeraadka ah oo la siiyo gabdhaha waxaa ka mid ah:

Sii akhri..... / Hortaa la akhriyay: 446 jeer.
29 Jul 2008

Saturday, 11 Aug 2007

Qore: maamule / Qaybta: diini, muxaadaro, Qisooyin, jaaliyadda, dhamaan

Nabi Ibraahim, xaaskiisa iyo boqor Jabbaar ah (daalin kakan)

Bukhaari ayaa Abuu Hurayra ka wariyay in uu yiri: Nabigu (SCW) wuxuu yiri: (Ibraahiim ayaa haajiray isaga oo wata xaaskiisii Saara, wuxuu la soo galay magaalo uu haysto boqor boqorada ka mid ah ama jabbaar jabbaarada ka mid ah, markaasaa lagu yiri: waxaa soo galay Ibraahiim oo wata haween dumarka kuwa ugu qurxoon ka mid ah, markaas ayuu u cid diray oo ku yiri: Ibraahiimoow tan kula socota waa ayo?.

Sii akhri..... / Hortaa la akhriyay: 390 jeer.
11 Aug 2007

Tuesday, 7 Aug 2007

Qore: maamule / Qaybta: diini, muxaadaro, Qisooyin, maqaal, jaaliyadda, dhamaan

Labo nin oo abtirsaday oo midna Janno ku galay midna Naar ku galay

Imaam Axmad ayaa kitaabkiisa musnad kaga wariyay Ubayy ibnu Kacb in uu yiri: labo nin ayaa abtirsaday samankii Nabigeenna (SCW), markaasaa midkood yiri: waxaan ahay ina hebel hebel ee adigu yaad tahay hooyo beele?.

Sii akhri..... / Hortaa la akhriyay: 422 jeer.
7 Aug 2007

Monday, 6 Aug 2007

Qore: maamule / Qaybta: diini, muxaadaro, muuqaal, Qisooyin, jaaliyadda, dhamaan

Nabi duullaan ah oo qorraxda loo joojiyay

Bukhaari iyo Muslim ayaa ka wariyay Abuu Hureyra in uu yiri: Rasuulku (SCW) wuxuu dhahay: (Nabi Nabiyaasha ka mid ah ayaa duullaan qaaday, markaasuu ku yiri qowmkiisii:

Sii akhri..... / Hortaa la akhriyay: 456 jeer.
6 Aug 2007

Monday, 23 Jul 2007

Qore: maamule / Qaybta: diini, muxaadaro, Qisooyin, maqaal, jaaliyadda, caruur, haween, rag, dhallin, dhamaan

Waa silsilad taxane ah oo aan ku soo bandhigayno tiro ka mid ah qisooyinka Rasuulkeennu (SCW) uga sheekeeyay asxaabta, si ummaddiisu ugu cibro qaadato.

Habar reer Banii Isra’iil ah oo khayrka aad ugu hanweyn.

Sii akhri..... / Hortaa la akhriyay: 994 jeer.
23 Jul 2007

Saturday, 21 Jul 2007

Qore: maamule / Qaybta: diini, muxaadaro, Qisooyin, maqaal, jaaliyadda, caruur, haween, rag, dhallin, dhamaan

Waa silsilad taxane ah oo aan ku soo bandhigayno tiro ka mid ah qisooyinka Rasuulkeennu (SCW) uga sheekeeyay asxaabta, si ummaddiisu ugu cibro qaadato.

Sii akhri..... / Hortaa la akhriyay: 704 jeer.
21 Jul 2007


. RSS Waxay qaadatay 0.1275 ilbiriqsi. 
Codsiyada kaydka: 6


 
Maamulka  
Gal booskaaga
Soo dir fayl
 
Maxaa Cusub  
Xayaysiiso  

affiliate_link

visit this site

Design ©        www.ururshe.com