 |
|
 |
| |
|
Ururshe.com (.net) |
|
| « January 2010
|
| Mon
| Tue
| Wed
| Thu
| Fri
| Sat
| Sun
| | | 1 | 2 | 3 | | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | |
|
|
|
|
Qoyska waxaa wada unka wiil iyo gabar iska soo dhex doortay dad oo dhan, isuna haya kalgacayl iyo kalsooni weyn. Qoyska waxaa la unkaa iyada oo lam maanaha is guursaday, ehelkooda, asxaabtooda iyo muslinka oo dhan ku wada faraxsan yihiin, waxaana laga fishaa deganaansho, xasilooni iyo is badal wacan oo dhinac walba kaga yimaada nolosha lammaanaha qoyska wada dhistay. Inta badan qoysasku waxaas loo filayey way helaan, waxaase jira ....
26 Jul 2009
.....qofka haddii uu waayo cuntadan wuxuu noqdaa mid markasta ka daalaya jir ahaan iyo miskax ahaanba. Carbohydrate(ku) wuxuu muhiim u yahay in miskaxda, wadnaha, dheef-shiidka iyo difaaca jirku ay si sax ah u shaqeeyaan. Fibre(ka) oo ah qayb ka mid ah ......
14 Apr 2008
Wiilashii Soomaalida qurbaha ku nool u soo kici lahaa oo intoodii badnayd ay jiho khaldan afka saareen, Tusaale wax u noqda waayay, Aakhiro iyo Aduunba seegay, oo asaagood ka haray, deetana marxalad khatar ah uga sii gudbay!!!.
Qurbaha waxaa la is lahaa wanaag iyo waxbarasho iyo Cilmi baa laga kororsanayaa, laakiin ma waxaan moodnay, mise wuxuu noqday, mise wixii qof caqli leh la gudboon? Midba? u dheh Raagaa in yar oo tusaale ah kaa siinayee. Halkanna ka fiirso.
/ Hortaa la akhriyay: 284 jeer.
26 Feb 2008
Waa silsilad taxane ah oo aan ku soo bandhigayno tiro ka mid ah qisooyinka Rasuulkeennu (SCW) uga sheekeeyay asxaabta, si ummaddiisu ugu cibro qaadato. Habar reer Banii Isra’iil ah oo khayrka aad ugu hanweyn.
23 Jul 2007
Waa silsilad taxane ah oo aan ku soo bandhigayno tiro ka mid ah qisooyinka Rasuulkeennu (SCW) uga sheekeeyay asxaabta, si ummaddiisu ugu cibro qaadato.
21 Jul 2007
Anigoo ku bilaabay magaca Alle, kuna sallinaya Nabiga Alle, waxaan milicsanayaa sharaftii iyo bilicdii soomaalidu lahaanjirtey, waagii adduun-adduun ahaa. Qoraalku wuxuu isku dayayaa in uu qiimayn ku sameeyo bal waxa iska beddeley sooyaalka ummadda soomalaiyeed.
11 Jun 2007
|
|
|
| . RSS
|
Waxay qaadatay
3.28605 ilbiriqsi.
Codsiyada kaydka:
6
|
| |
|
 |
|
 |
|
|