« January 2010
Mon Tue Wed Thu Fri Sat Sun
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
 
Qaybaha

Wednesday, 20 Jan 2010

Qore: maamule / Qaybta: kutub, manhaj, heerarday, xaqwaalid, xaqarday, jaaliyadda, caruur, haween, rag, dhallin, dhamaan

Kitaabka Kashfush-shubuhaat oo Soomaali ku tarjuman.

Sii akhri..... / Hortaa la akhriyay: 164 jeer.
20 Jan 2010

Tuesday, 26 Aug 2008

Qore: maamule / Qaybta: diini, muxaadaro, Qisooyin, maqaal, jaaliyadda, caruur, dhamaan

---Boqor reer Banii Israa’iil ah ayaa qabtay nin, wuxuuna doorransiiyay: in uu khamro cabbo ama uu wiil yar dilo ama uu sinaysto ama uu hilib doofaar cuno, haddii uu diidana ay dilaan, markaas ayuu doortay .........

Sii akhri..... / Hortaa la akhriyay: 870 jeer.
26 Aug 2008

Tuesday, 29 Jul 2008

Qore: maamule / Qaybta: muxaadaro, Qisooyin, maqaal, xaqarday, jaaliyadda, caruur, haween, rag, dhallin, dhamaan

Bulshada Soomaalidu aad ayay u maamuustaa una qadarisaa gabdhaha, waxayna aad iyo aad uga hormariyaan wiilasha marka laga reebo dhinacyo kooban. Waxyaabaha tusinaya qadarinta dheeraadka ah oo la siiyo gabdhaha waxaa ka mid ah:

Sii akhri..... / Hortaa la akhriyay: 445 jeer.
29 Jul 2008

Sunday, 25 May 2008

Qore: karimafcad / Qaybta: diini, Qisooyin, maqaal, dhamaan

......iyada oo nin ku sugan yahay dhul bannaan ayuu daruur ka dhexmaqlay cod dhahaya: waraabi beerta hebel, markaas ayaa daruurtii yara leexatay oo biyeheedii ku shubtay (meel) shiila madaw ah, markiiba biyihii oo dhan waxaa koobay biyo mareen ka mid ah biyo mareenada, markaas ayaa ninkii dabagalay biyihii (qulqulkoodii), markaas ayuu ku soo baxay nin dhextaagan beertiisii.........

Sii akhri..... / Hortaa la akhriyay: 466 jeer.
25 May 2008

Wednesday, 14 May 2008

Qore: karimafcad / Qaybta: diini, Qisooyin, maqaal, dhamaan

.........Qisadani waxay ku saabsan tahay nin ganacsade ah oo khamrada uu gadayo ku labi jiray biyo oo daanyeer uu watay lacagtii la fuulay shiraaca kore, ka dibna nuskeed ku guray badda, nuskii kalena.........

Sii akhri..... / Hortaa la akhriyay: 516 jeer.
14 May 2008

Monday, 12 May 2008

Qore: drabdisalam / Qaybta: caafimaad, naseexohealth, maqaalhealth, jaaliyadda, dhamaan

....Si qofku u helo caafimaad wuxuu u baahan yahay inuu ku baraarugsanaado muhimada ay leeyihiin lixda qodob ee hoos ku qoran>>>>>>>>>>>

Sii akhri..... / Hortaa la akhriyay: 458 jeer.
12 May 2008

Friday, 9 May 2008

Qore: karimafcad / Qaybta: school, manhaj, schoolfaaiido, heerarday, caruur, dhallin, dhamaan

.....Duruus heer sare loo soo diyaariyay, oo wacdaro iyo horumarba xambaarsanaa. Waxaan akhristayaasha bogga www.ururshe.com ugu soo gudbinaynaa laba cashar oo ka mid ahaa diraasaadkii ka dhacay halkaas ee anfaca wayn u lahaa Macallimiintii ka qaybgashay duruustaas.....

Sii akhri..... / Hortaa la akhriyay: 488 jeer.
9 May 2008

1 2 3 4 >



. RSS Waxay qaadatay 0.11953 ilbiriqsi. 
Codsiyada kaydka: 6


 
Maamulka  
Gal booskaaga
Soo dir fayl
 
Maxaa Cusub  
Xayaysiiso  

affiliate_link

visit this site

Design ©        www.ururshe.com