« January 2010
Mon Tue Wed Thu Fri Sat Sun
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
 
Qaybaha

Wednesday, 20 Jan 2010

Qore: maamule / Qaybta: kutub, manhaj, heerarday, xaqwaalid, xaqarday, jaaliyadda, caruur, haween, rag, dhallin, dhamaan

Kitaabka Kashfush-shubuhaat oo Soomaali ku tarjuman.

Sii akhri..... / Hortaa la akhriyay: 825 jeer.
20 Jan 2010

Friday, 9 May 2008

Qore: karimafcad / Qaybta: school, manhaj, schoolfaaiido, heerarday, caruur, dhallin, dhamaan

.....Duruus heer sare loo soo diyaariyay, oo wacdaro iyo horumarba xambaarsanaa. Waxaan akhristayaasha bogga www.ururshe.com ugu soo gudbinaynaa laba cashar oo ka mid ahaa diraasaadkii ka dhacay halkaas ee anfaca wayn u lahaa Macallimiintii ka qaybgashay duruustaas.....

Sii akhri..... / Hortaa la akhriyay: 1033 jeer.
9 May 2008

Sunday, 27 Jan 2008

Qore: maamule / Qaybta: maqaal, school, manhaj, schoolfaaiido, heerarday, xaqschool, xaqwaalid, xaqarday

Fahmidda Manhajka waxbarasho ee UK.
Manhajka Qaranku wuxuu jaan gooyaa marxaladaha iyo maadooyinka aasaasiga ah ee ilmahaaga la bari doono inta ay iskuulka joogaan. Manhajka Qaranka waa in la baraa caruurta da’doodu u dhaxayso 5 – 16 ee dhigta Iskuulaadka la dhaqaaleeyo (Maintained Schools) ama kuwa dawladda (state schools)

Sii akhri..... / Hortaa la akhriyay: 652 jeer.
27 Jan 2008


. RSS Waxay qaadatay 0.0712 ilbiriqsi. 
Codsiyada kaydka: 6


 
Maamulka  
Gal booskaaga
Soo dir fayl
 
Maxaa Cusub  
Xayaysiiso  

affiliate_link

visit this site

Design ©        www.ururshe.com