19-07-2007, 06:23 PM
Dhaqaalaha ummadu leedahay ayay ka faa'iidaysataa, intooda aan wax haysan bay ka quudiyaan, Jaamacado, Machadyo, iyo Meelo Cilmiga lagu baaro ayay ka dhistaan, Caafimaadkooda iyo Isbitaaladooda ayay ku horumarsadaan, Umadaha kalena way ku ixtiraamaan wax soo saarkooda oo ku ciseeyaan.
Ganacsigu waxa uu noqday waxa kaliya ee u haray Ummadda Soomaaliyeed ee wax walba la dhaafiyay Gudo iyo Qurbaba.
Laakiin caqabado waawayn iyo kufaa dhacyo badan ayaa ka hor yimaada ganacsatada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaanba. Ha noqoto xag Sharciyada wadamada ay joogaan, amaba qaabka ay iyagu ganacsiga u arkaane.
Khibrad ma u leedahay dhibaatooyinkaas? ma jeclaan lahayd inaad aragto Ummaddaada oo tusaale loogu soo qaadanayo ganacsi wanaag? ma haysaa akhbaar, Cilmi, faa'iidooyin amaba digniino aad is leedahay way anfacayaan ganacsata Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa UK. fadlan soo gudbi oo ha la bakhaylin wanaaga aad hayso.